WAR-GELIN MUHIIM AH - Hall and venue

Waxa noo farxad ah in maanta oo taariikhdu tahay 14-June-2022 magaalada Hargaysa la idiinka daah-furay Ali Jirde Hall,

Hodan Axmed Maxamed
Mudane/Marwo;
Waxa noo farxad ah in maanta oo taariikhdu tahay 14-June-2022 magaalada Hargaysa la idiinka daah-furay Ali Jirde Hall, kaas oo ka mid ah addeeygada cusub ee Ali Jirde Hotel u diyaariyay bulsho weynta reer Hargaysa.
Kal-hore waxaad Ali Jirde Hotel uga  barateen inaan macaamiishayada siino addeegyada qaybaha Ali Jirde Hotel sida Qaybta Restaurant ka, Hurdada, iyo Cawayska, iyo addeegyo kala duwan oo kale.
Aniga oo ku hadlaya Afka Maamulka Ali Jirde Hotel waxaan si guud idiinku bushaaraynayaa in
Galbis Weddding and Conference Hall idinka dabooli doono baahiyihii aad u qabteen inaad Ali Jirde Hotel ka heshaan Hall aad ku qabsan kartaan Shirarka iyo Xafladdaha, sidaas darteed qiime idin raali galiya iyo addeeg heer-sare ah ayaa naga ballan ah.
ALLAA MAHAD LEH

Hodan Axmed Maxamed

Subscribe to our newsletter today!

Thanks for subscribing to our newsletter
Oops! Something went wrong while submitting the form.

Latest posts

Browse all posts